بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

Magaca Allaah, Naxariis Guud iyo mid Gaar ahba Naxariista

Tafsiirka Qur'aanka

Baro macnaha qoto-dheer ee Qur'aanka Kariimka ah. Weydii su'aalo ku saabsan aayadaha, tafsiirka, iyo tarjumaadda Af-Soomaaliga.

114 Suurad6,236 AayadTarjumaad Af-Soomaali
Tafsiirka AayadahaMacnaha SuuradahaAsbaab al-NuzuulAkhriska Qur'aanka

Caawiye AI oo loogu talagalay Qur'aanka • Tarjumaad la aqoonsan yahay • Jawaab ku saleeysan Qur'aanka (ma ah ChatGPT/Gemini oo soo tuura)

Sida ay u shaqeyso

Tallaabada 1

Akhri Qur'aanka

Baar 114-ka suuradood ee tarjumaad Af-Soomaaliga ah.

Tallaabada 2

Weydii su'aal

Weydii wax kasta oo ku saabsan aayadaha iyo tafsiirka.

Tallaabada 3

Hel jawaab

Caawiye AI-gu wuxuu kuu siinayaa jawaab sax ah waayo waxaa lagu habeyay tafsiir Af-Soomaali ah oo suuban.

Maxaa ka duwan Tafsiir AI?

Tafsiir AI

Waa Caawiye AI loogu talagalay Qur'aanka oo lagu tababaray tafsiirka iyo tarjumaadda. Waxaa uu ku saleeyaa jawaabaha Qur'aanka iyo ilo la aqoonsan yahay — ma bixinayo wax aan ka soo bixin Qur'aanka.

ChatGPT, Gemini, iwm.

Waa AI guud oo loogu talagalay wax kasta. Markaad weydiiso tafsiir, inta badan waxay soo saaraan jawaab aan la hubin (out of the box) oo aan ku tiirsanayn ilo Qur'aan ah oo cad — sidaas darteed jawaabuhu way khaldami karaan.

Tafsiir AI wuxuu kuu bixinayaa jawaab lagu xaqiijiyay tarjumaad iyo tafsiir Af-Soomaali ah oo la isku halleyn karo.

Xogta iyo Stat-ka

Tirakoobka Nabiyada iyo xogta muhiimka ah.

Aayadood
189
Muuse (c.s)
Aayadood
169
Muxammad (s.c.w)
Aayadood
107
Ibraahiim (c.s)
Aayadood
71
Nuux (c.s)
Aayadood
56
Ciise (c.s)
Aayadood
52
Yuusuf (c.s)
Wadarta Suuradaha
114 Suuradood
Wadarta Aayadaha
6,236 Aayadood

* Tirakoobkan wuxuu ku salaysan yahay inta jeer ee magacyada laga helay tarjumada Soomaaliga ee app-ka.